Taliyihii Nabad Sugida Gobolka Banaadir oo xilka laga qaaday iyo Mid Cusub oo la magacaabay

Wareegto kasoo baxday Agaasimaha KMG ee NISA Sareeye Guud Bashiir Goobe ayaa xilka looga qaaday Taliyihii hore ee Hay’adad Nabad sugida ee Gobolka Banaadir iyadooba mid cusubna lagu magacaabay Sareeye Guud Bashiir Goobe oon weli tegin xarunta Taliska Hay’adda NISA sidoo kale aan xilka la wareegin ayaa wareegtada uu soo saaray taliyaha NISA ee gobolka … Continue reading Taliyihii Nabad Sugida Gobolka Banaadir oo xilka laga qaaday iyo Mid Cusub oo la magacaabay